Madaxweyne Erdogan oo si weyn uga carrooday falkii lagu gubay Kitaabka Qur’aanka

Madaxweynaha dalka Turkiye, Rajab Dayib Erdoğan ayaa si kulul u cambaareeyay falkii kooxo cunsuriyiin ah ku gubeen kitaabka Qur’aanka Kariim iyo bannaanbaxii ka dhacay bannaanka hore ee safaaradda Turkiga ku leeyahay magaalada Stockholm. Erdogan ayaa wax aad looga xumaado ku tilmaamay falkii kitaabka Qur’aanka doraad lagu gubay, waxa uuna falkaasi ku tilmaamay inay tahay tallaabo … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo si weyn uga carrooday falkii lagu gubay Kitaabka Qur’aanka